Lafoole & Muqdisho
Fanaanka Soomaaliyeed ee Mohamed Hassan Husein Lafoole oo beryahan dambe ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa bandhig Faneed aad loogu riyaaqay ku qabtay Hotel City Plaza, Munaasibaddan oo ahayd mid aad iyo aad loo soo agaasimay isla markaasna ay kasoo qayb galeen dadweyne aad u fara badan ayaa waxaa kala qayb qaatay fanaaniin dalka dibaddiisa ka tim...
